| |||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
| |||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
| |||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
24/7 Online Soomaali عربي Francais Swahili Italiano Chinese Norsk Svenska Hindi Turkish Russian Twitter AMISOM OPERATION Facekbook Twitter Wakaaladda Wararka Qaran ka Soomaaliyeed Radio Mogadishu News ![]() New Somali Captains from jumping Chevron to Captain Rank in Uganda where they were trained as new Somali Forces!
![]()
NOTICE TO ALL SOMALIS To the United Nations Political Office for Somalia Ambassador Augustine Mahiga (Tanzania), the Deputy Secretary-General Dr. Asha-Rose Migiro (Tanzania), the Director-General of the United Nations Office at Nairobi (UNON) Sahle-Work Zewde (ethiopian) & the Deputy Chairman of the AfricanUnion H.E. Mr. Erastus Mwencha (Kenyan) are criminal diplomats who never tried to reports the crimes of foreign forces in Somalia, which some of the neighboring Forces crossed into Somalia illegally and committed crimes against since 1991 until now on. It's also very clear that the United Nations appointed a Monitoring Group on Somalia and Eritrea lied about Eritrea while hiding the facts of those Arab Countries which provided weapons consignment to Al-Shabab Group in Baidao town. If you think that these people can illegal make policy to grab Somalia's coastal sea and natural resources then Somali people and intellectuals are smarter than you, and Somalia had adapted National Constitutions on July 4, 1960s. I am officially requesting to our U.S. President Barack Obama, The U.S. Senate & the U.S. Congress to appoint special panel to investigate foreign aid and these diplomats who misused these respective international Offices while they were taking care of their national interests to impose innocent people for more suffering to swindle and use phony projects in Somalia. Are these above the law? Somalis must wake up The Regional Administration of Somalia IGAD African Union Khatumo State controls Sool, Sanaag & Cayn State Udubland State Himan & Heb State Raas Asayr State Jubland State Bay & Bakool State Ceelbuur StateKU: Ummadda Soomaaliyeed Gudaha Dalka Iyo Dibaddaba CC: Dhammaan Safaaraddaha Jooga Soomaaliya CC: Qaramadda Midooway CC: Ururka Midowga Afrika CC: Ururka Midowga Yurub CC: Dhammaan Ururadda Caalamiga ah On April 5, 2012 Mudanayaal/Marwooyin,Subject: Shuruudaha Laga Rabo Musharaxiinta Jaggadda Madaxweynaha Dalka Soomaaliya August 20, 2012 Shuruudaha Laga Rabo Musharaxiinta Jaggadda Madaxweynaha Dalka Soomaaliya August 20, 2012 1. Waa inuu ku dhashay gudaha dalka Soomaaliya 2. Waa inuu caafimaad qabo 100% asagoo ogol inuu keeno warbixinta caafimaadkiisa iyo dhakhaatiirtiisa si ay u hubbiyaan inay Ummadda Soomaaliyeed shaqsiga hoggaamin doona Xafiiska Madaxtooyadda ee Dalka Soomaaliya 3. Waa inuu haysto waxbarasho jaamacaddeed sida Shahaadada heerka seddexaad ee jaamacadda taasoo loo yaqaano “Doctorate AMA PhD taasooo ah Cilmiga Siyaasadda. 4. Waa inuu caddeyo hantida uu ku leeyahay gudaha dalka iyo dibaddaba inta aan loo dhiibin Xafiiska Madaxtooyadda Dalka Soomaaliya. 5. Waa inuu qabo xaas Soomaali ah oo ilaa seddex fac isirkeedu soo gelin dad shisheeye ah ama aynan waxba ilmo ah u soo dhalin shisheeye inta uu guursan ka hor, 6. Waa inuu wax dembi ah ka galin dad, dalka, deriska iyo caalamka kale ee ay Ummadda Soomaaliyeed ku dib-u deggeen. 7. Waa inuu yahay Muslim xafidsan Qur'aanka Kariimka ah ee Barakaysan ama Qof uu yahay Caalim Ku Takhasusay Diinta Islaamka. 8. Waa inuu ku hadlaa Af-Soomaali Maxaa Tiri, Maay, Af-Shinbireed/Af-Jinni Iyo Afar luuqadood oo shisheeye ah sida English, Arabic, Chinese, Spanish IWM. 9. Waa inuu qoray buuggaag faa'iido u leh dadweynaha Soomaaliyeed iyo Bulsha weynta-Caalamka. 10. Waa inay da'diisa u dhexeyso 25 sanno ilaa 45 sanno. 11. Waa inuu guursadaa laba gabar/hablood oo naafo ah, da'dooda ka weyn tahay 18 sanno kuwaasoo wax ka beddeli doonan dhibka iyo xaq-darrada lagu hayo guryaamiinta Dalka Soomaaliya. 12. Waa inuu wax musuqmaasuq ah ku bixin Tartanka Jaggadda Madaxweynaha Soomaaliya. Guddiga Baadhista Iyo Buuxinta Sharuudaha Jaggadda Madaxweynaha Soomaaliya ee Musharaxiinta 1. Drs. Casha Cilmi Xaaji (Ku guullaystay Biladda Alternative Noble Prize). 2. Drs. Hawo Cabdi Dhiblaawe (Ku guullaystay billaddo badan of dalka iyo dibaddaba ayadoo ku caawinaysa dadka danyarta ah caafimaad lacag la'aan ah iyo xerooyin caafimaad). 3. Drs. Fozia Shiikh Ibraahim (Qof si joogta ah uga warqaba hoggaanka dalka Soomaaliya) 4. Eng. Ruqiya Maxamed (Injineeraddii ugu horeysay Gabdhaha/Hablaha dalka Soomaaliyeed ahna qof aad ugu ololaysa Soomaaliya oo nabad ah). 5. Dr. Cali Shiikh Axmed (Madaxweynaha Jaamacadda Moqdisho). 6. Prof. Maxamed Cabdi Aadn (Madaxweynaha Jaamacadda Barriga Africa), 7. Prof. Yahye Sheikh Caamir, Madaxweynaha Jaamacadda Soomaaliya 8. Jibriil Ibraahim Cabdulle, Agaasimaha Xarunta Cilmi-Baarista Iyo Wadahadalka (CRD) 9. Journalist Maxamed Shiikh Cismaan “Qadaafi.” (Wariye xirfad sare leh ahna qof u ololeeya arrimaha dhallinyaradda Soomaaliyeed). 10. Marwo Faadumo Jabrril (Si weyn ugu ololaysa Arrimaha Bey'adda/Deegaanka iyo Waxbarashadda, 11. Dr. Hashi Cabdimuciid “Haashi Geelle.” (Nabaddoon Soomaaliyeed).Anniga waxaan rummaysnahay haddii annaga(u) rabno in aan aragno Soomaaliya oo nabad ah taasoo aan lagu soo celin gummaysi shisheeye ah qarniga 21naad, fadlan waa in aanu u dooranaa dadkan ah waxgaradka Soomaaliyeed kuwaasoo fulin doona baarista khaaska ah ee musharaxiinta jaggadda Madaxtooyadda Agoosto 20, 2012. Aad ayaad ugu mahadsan tihiin, Waxaa Soo Diyaariyey/Qoray Danjire Dr. Badal W. Kaariye, Minneapolis, MN USA somaliauthor@hotmail.com ![]() Waa maahmaah ku cusub murtida maanta iyo suugaanta dhaqanka siyaasadda khariban ee Jamhuuriyadda Dimuquraadiga Soomaaliyeed, waxaan sheegay qore Dr. Badal Kariye:- (Waraabe "Dhurwaa" raq bartay lafo engagay/qalalay wax dhadhan ah ka raadsay!) Soomaaliyeey u tashada dalkeena inta aan la idinku gummaysan iskana ilaaw qabyaalad qiil la'aan ah iyo siyaasiyiin daba-dhilif ah. Sunday, March 25, 2012 (Wararka Dowladda ee Maanta): Ku tukashadii Salaada Jinazada ee Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Mudane Cabdillaahi Yuusuf Axmed Allaha U Naxariistee.Friday, March 23, 2012 (Somaligov Portal News): The People and the Government of Somalia sends special condolence to family & friends of EX Somali President H.E. Abdullahi Yusuf Ahmed who died today in the United Arab Emirates. On behalf of the Government of Somalia and Its people, we are deeply regretful to hear this, and we wish all the best for better burial in the Democratic Republic of Somalia.
![]()
![]() Welcome to the Future President of Somalia on August 2012, Dr. Abdirahman Mohamud Mohamed "Farole" who made many progressive measures to run and save Somalia from evil people who don't need peace. ![]() Allaha u naxariistee Agaasimihii Idaacadda Soomaaliweyn Abuukar Xasan Kadaf ayaa si sharci darro ah loogu dilay Degmada Wadajir ee magaaladda Moqdisho, waxaan dilay dadkii dilay wariyihii hore ee Idaacadda Shabelle. Another Somali Prominent Journalist was killed by the same people who murdered the ex- Director of Shabelle Media, so why we can't save journalists in Somalia? ![]() The illegal Contracts and phony projects will be reviewed by the various committees of the Somali National Parliament, and those criminals will be referred to the International Criminal Court "ICC" & The Interpol for further actions. Thursday, February 23, 2012 The London Conference starts on 3:46:12 MP Thursday, February 23, 2012 The London Conference starts on 9:46:12 AM A New Novel by Dr.Badal Kariye ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() The Regional Administration of Somalia IGAD African Union Khatumo State controls Sool, Sanaag & Cayn State Udubland State Himan & Heb State Raas Asayr State Jubland State Bay & Bakool State Ceelbuur State ![]() More forgery currencies & passports are now becoming business as usual because Somaliland Administration started the constant forgeries to violate national, regional and international laws printing money without the approval of the Somali Central Bank or the IMF, World Bank etc.
![]() Booqashada Xoghayaha Arrimada Dibadda ee Britain, Mudane William Hague Iyo Madaxweynaha Mudane Sheikh Shariif Shiikh Axmed Prime Minister H.E. Dr. Abdiweli M. Gas meeting with H.E. Giulio Terzi. Italian Minister of Foreign Affairs ![]() My God bless him in internal peace, He was Somalia's most genius Director of Public Information and News fizzling out illegal contacts with foreign companies in Somalia using investigative journalism. He was killed some powerful people in the Somali Government special it has something to do with Somali Ministry of Information, Office of the Prime Minister and Somali National Security.ILaahay ha u naxariiso Wariye Xassan Cismaan Cabdi "Fantaastiko" kaa soo ay dilkiisa ka dabaysay Wasaaradda Warfaafinta Iyo Saraakiil Ka tirsan Nabadsugidda kuwaasoo lagu amray inta uunan fashilin kiisas halis ah in la dilo The Chief of the Somali Military Forces General Abdulkadir Sheikh Ali Dini welcomes all the former Somali Military Personnel to return and defend their nation against the enemies who want to colonize Somalia directly and indirectly. Somali Embassy in Indonesia His Excellency Ambassador H.E. Mohamed Olow Barow made significant contributions to help needy students and Somalis in Indonesia, and he is officially accredited to the Embassy of Somalia in Malaysia. You're truly exceptional diplomat for better diplomacy, and we all love you.SANNAD WANAAGSAN 2012/HAPPY NEW YEAR 2012!
![]() ![]() Somali National News Agency (SONNA) celebrates its 48th birthday![]() ![]() ![]() ![]()
Somali Parliament in real Democracy to tell the world, and they need the United Nations to stop its corruptions dealing with the fired and corrupted officials. ![]() ![]() Isniin, January 2, 2012 Mudane Madaxweyne Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo maanta amray inay Dowladda Soomaaliya ogolayn Ciidanka Ethiopia iyo wax ay ka wadaan gudaha dalka Soomaaliya. Golaha Barlamaanka Soomaaliya xaq bay u leeyihiin inay doortaan Guddoomiye cusub haddii kale waanu kala diri doonaa. |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
| |||||