Home
Home
Wararka
News
الأخبار باللغة العربية
Office of the President
Office of the Prime Minister
Mogadishu City
The Parliament
The Ministries
The Constitution
The NSS
The Somali Police
The Regions
Somali Embassies A-Z Directory
Foriegn Embassies
Universities
Contact Us
A-Z Gov-Directory
Gov-Webmail
Prominent Personalities
UN Links for Somalia
Country Info
Somali Political Parties
International Organizations
Islamic Organizations
Support Us
Local Jobs
International Jobs
Recognitions
Funding Projects
Human Rights Watch
The UN in Somalia
Our Extraordinary Dignitaries
The UN Failures
Our Leaders
e-mail me

 


 




Xafiiska Golaha Shacabka Dowladda Soomaaliya\
The Somali Parlamentet

Office of the Somali Parliament
Term started Tuesday, August 28, 201212:16:31 PM
Honorable Prof. Mohamed Sheikh Osman Aden (Jawari) is the newly and democratically elected Speaker of the Somali National Parliament Tuesday, August 28, 201212:16:31 PM

Prof. Maxamed Shiikh Cismaan Aden(Jawaari) waxa ku dhashay degmada Afgoye ee gobolka Sh/hoose bishii December 1945.

Jawaari waxa uu shahaadada Macalinimada luqada Englishka uu ka qaatay magaalada Muqdisho 1962 Shahaadada Diploma ah oo Islamic Law ayuu ka qaatay Machad Daraasaad Islaami ee magaalada Muqdisho sanadkii 1964.|

Shahaado Macallinnimo, Machadka Macallimiinta (Istatuto Magistrale /aggiornamento magistrale) Muqdisho sanadkii 1967.

Kulliyada Qaanuunka ayuu ka qaatay shahaado (Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed) sanadkii 1982.

Prof. Maxamed Cismaan Jawaari waxa uu wasiir hore uga soo noqday dowladii hore ee Maxamed Siyad Barre Wasaarada Gaadiidka dhulka iyo Cirka iyo Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada.sidoo kale waxa uu wasiir ku-xigeen ka soo noqday Wasaarada gaadiidka dhulka iyo cirka.

Intii u dhexeysey 1979-1985 waxa uu soo noqday Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda Gaadiidka dhulka iyo cirka iyo Wasaarads Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.

1973-1979 waxa uu Agaasime guud iyo ku xigeen Agaasime guud ka soo noqday Wasaarada Shaqada iyo arrimaha bulshada, Proff Maxamed Cismaan Jawaari waxa uu ka mid ahaa golihii Shacabka ee dowladii hore 1984-1990.

LUQADAHA

•Wuxuu ku hadlaa, qoraa akhriyaa afafka: Somaliga, Carabiga, Ingiriisiga, Taliyaaniga iyo Norwejiga.

SHAQOOYINKA HEER CAALAMI IYO HEER QARAN

• Senior Consultant Constitution Building: Somalia Constitution Making Support Project – UNPOS/UNDP – May 2008 – December 2011;

•Guddoomiyaha Guddiga Khubarada (CoE) – Dib-u-eegista Qabyoqoraalka Dastuurka iyo Diyaarinta Dastuurka loo dirayo ansixinta ku-meel-gaarka.

KHIBRADAHA QAAANUUNIGA.

• Xubin ka mid ah Guddiga Farsamo ee Diyaarinta Dastuurka Jumhuuriyadda Soomaaliya. Mogadishu, Somalia. 1989-1990 – Guddigan wuxuu Qormadii Dastuurka u Gudbiyeen Golaha Shacabka . Dood muddo b5 bilood socotay ka dib waxaa la ansixiyey 12ki Oktobar 1990 waxaa Faafinta Rasmiga ah lagu soo saaray 14 Oktoobar 1990.

• Guddoomiyaha Kooxda (Panel) Diyaarinta Sharciga Shaqada Soomaaliyeed ( Somali Labour Law) iyo Sharciga Shaqaalaha Rayadka ah ee Dawladda (the Somali Civil Servants Law) -Mogadishu, Somalia.1970 – Guddiga wuxu dib-u-habayn ku samayey habka meeleynta Shaqaalaha Dawladda, wuxuuna hirgeliyey jagooyinka “Xoghaye Joogto” iyo qiimaynta Xirfadleyda iyo Farsamo yaqaanada – heerka Sharciga Shaqaalahana wuxuu aad u waafajiyey heer xuquuqda caalamiga ee loo oggol yahay Shaqaalaha.

1991 – 2008 Wuxuu xilal iyo shaqooyin kala duwan ka qabtay Dalka Norway, oo ay ka mid yihiin:

• Macallin dugsiyada Sare ee Koofurta Trøndelag

• Xubin ka mid ah Guddi dhexdhexaadinta khilaafaadka – (Trøndelag Konfliktrådet) – Wasaaradda Garsoorka;

• Kaaliye Qareen – Leif Strøms Jus-Informasjonen law firm;

• Xoghayaha Guud – Guddiga Fulinta Muslim Sosciety of Trondheim, Norway;

• Xubin ka mid ah Muslim/Christian Interfaith Forum for Dialogue, in Trondheim & Trøndelag

• Xubin ka mid ah Guddiga ka hortagga Midabtakoorka -Kontaktforum mot Rasisme og diskriminering , Trondheim, Norway

• Xoghayaha Ururka Qareemada Caalamiga ah ee Trondheim – International Lawyers Association, Trondheim, Norway.

Buugaag uu qoray Proff Jawaari

• Barashada Fagaagga Sare Adduunka:

Published by Asheim Ungdomskole. 2004. ISBN. 9788292645-33-8

• Taariikhda Norway 1814-1920 (History of Norway 1814-1920).

Published by Asheim Ungdomskole. 2007. ISBN: 9788292645-27-7

• Dalka Norway. Published by Asheim Ungdomskole. 2004. ISBN: 82-9264500-4.

Prof. Maxamed Cismaan Jawaari waxaa loo doortay gudoomiyaha baarlamanka Somalia ee aan KMG aheyn afarta sanadood ee soo socota.


Mogadishu: Monday, August 20, 2012 3:41:40 PM(Somaligov News): Dear Somalis & Fellow Global Citizens,
His Excellency Muse Hassan Sheikh Sayid Abdulle is the new Interim Speaker of Parliament and the President of the Republic of Somalia until Somalia elects a new Speaker and a President.

OFFICIALLY AND DEMOCRATICALLY ELECTED IN MOGADISHU, SOMALIA

HIS Excellency Madoobe Nunow is the New Somali Speaker of National Parliament, the Parliamentarians appointed him on Wednesday 4, January, 201!



Interim

His Excellency Madoobe Nunow is the New Somali Speaker of National Parliament 283 Somali Parliamentarians appointed him on Monday, December 13, 2011
 


Guddomiye ku xigeenka Labaad Axmed Dhimbil Rooble Casowe

Hon. MP. The Second Deputy Speaker of Somali Parliament Ahmed Dimbil Asowe

Former Speakers


Fired after he could not fulfill his official duties December 13, 2011

His Excellency Sheikh Sharif Sheih Adan Friday, May 28, 2010 2:50:14 PM

FIRED Wednesday, January 4, 2012 by vote no confidence 287 voted him out!

Abdiweli Shikh Ibraahim Muudey Saturday, June 05, 2010 2:24:28 PM is the 1st Deputy Speaker of Somali National Parliament with 192 votes after 335votedA

 He has been sacked officially 3:22 AM Monday, May 17, 2010 by the Parliament

His Excellency Shiekh Adan Nur "Madobe"


His Excellency Sheikh Sharif Sheih Adan

Former of Speaker of the Somali Transitional Federal Government 2004-2006



His Excellency Mohamed Abdi Yusuf 2003-2004



His Excellency Hassan Abshir Farah 2002-2003



His Excellency Abdalla Derow Isaq 2000-2002


 


 


The List of Somali Members of the Federal Parliament 2012-2016

Liiska Xubnaha Barlamaanka Federaalka ee Soomaaliya 2012-2016

Jimo, Agoosto 17, 2012 (2012) - Guddiga Farsamada ee Xulista Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gudbiyey 203 Xildhibaan, waxaana dhiman 70 xubnood oo  laga sugayo in ay odayaal dhaqameedka u soo gudbiyaan guddiga farsamada.  
Beeshad Shanaad - 23
Digil iyo Mirifle - 49
Darood - 43
Hawiye - 37


BEESHA SHANAAD
1. Bashiir Maxamed Jaamac
2. Biibi Khaliif Maxamed
3. Burci Maxamed Xamza
4. C/raxmaan Cabdi Cusmaan
5. C/weli Ibraahim Sheekh Muudey
6. Caadil Sheegow Sagaar
7. Cabdinaasir M.Cali
8. Faarax Sheekh C/qaadir maxamed
9. Fahmo Axmed Nuur
10. Ibraahiim Saalax Dayfullah
11. Jeylaani Nur Ikar Sh. Suufi
12. Khadiija Maxamed Diiriye
13. Maxamed Axmed Keynan
14. Maxamed Cumar Dhalxa
15. Maxamed Maxamuud Xeyd
16. Maxamuud Maxamed Jimcaale
17. Mustafa Maxamed Cabdullahi
18. Shariif Maxamed Siidi
19. Shariif Maxamed Xasan
20. Xasan Ibraahim maxamed
21. Xuseen Maxamed Muuse
22. Yuusuf Maxamed Ismaaciil
23. Yuusuf Xeyle Jimcaale

DIGIL MIRIFLE

24. Aadan Ibrahim Dhaayow
25. Aadan Sheekh Maxamed
26. Aweys C/lahi Ibrahiim
27. Axmed Mayow Cabdulle
28. C/laahi Cabdi Garuun
29. Cabdi Macalin Aden
30. CabdiKaafi Macalin Xasan
31. Cali Aadan Xuseen
32. Cali Sheekh Maxamed Nuur
33. Cusman Libax Ibrahim
34. Cusman Mukhtar Maxamed
35. Dr. Ibrahiim Xuseen Cali Saalax
36. Dr. Muumino Sh. Cumar2
37. Dr.Khaalid Cumar Cali
38. Eng Maxamud Maxamed Bonow
39. Fadumo Nuur Maxamed
40. Fowziya Maxamed Sheekh
41. Ibrahim Cali Cumar
42. Ibrahim Isaakh Yarow
43. Isaaq Maxamed Cali(Riino)
44. Isaaq Maxamed Maxamuud
45. Isgow Derow Isaq
46. Khaliif Sh. C/laahi
47. Luul Cabdi Aadan
48. Maryan Macalin Isaaq
49. Maxamed Cabdi Cali
50. Maxamed Cali Xuseen
51. Maxamed Cusman Jawaari
52. Maxamed Kheyrow Maxamed Yusuuf
53. Maxamed Mursal Borow
54. Maxamed Rashiid Maxamed
55. Maxamud Macalin Yaxye
56. Maxamuud Cabdi Xuseen
57. Mayow Mustaf Xasan
58. Mohamed Nuuraani Bakar
59. Muna Ibrahim Abiikar
60. Mustaf Mukhtar Gudow
61. Nuur Cali Aadan
62. Saalim Aliyow Ibrow
63. Samaan Maxamed Sheekh
64. Sayid Cali Cabdulkadir Macalin
65. Sh. Shaacir Sh. Maxamed
66. Sharif Maxamed Cabdalle
67. Sharif Xasan Sh Aden
68. Xabiibo Maxamed Kheyr
69. Xasan Macalin Xuseen
70. Xuseen Cismaan Xuseen
71. Xuseen Maxamud Sh Xuseen
72. Yacquub Cali Maxamed

DAAROOD

73. A/weli Maxamed Cali Gaas
74. Abdi Barre Yusuf Jibril
75. Abdi Mohamed Ali
76. Abdirisak Osman Hassan
77. Abdiwahab Ugas Husen Ugas Khalif
78. Abdulahi Bile Nor
79. Abdulahi Haji Dayib
80. Abdulaziz Abdulahi Mohamed
81. Ahmed Ismail Mohamed
82. Ali Ahmed Mohamed
83. Axmed Aabi Aadan
84. Bare Ugas Geedi
85. C/laahi Maxamed Ciise
86. C/raxman Xoosh Jibriil
87. C/waxid Cabdullahi Jama
89. Cabdi Cabdulaahi Maxamed
90. Dahir Haji Gelle Farah
91. Da'ud Abdikarim Sh. Omar
92. Dr. Abdulkadir Abdi Hashi
93. Hamza Sh. Husen
94. Hassan Abshir Farah
95. Isse Mohamed Ahmed
96. Mahdi Ali Osman
97. Maxamud Axmed Maxamud
98. Maxamed C/lahi Xasan
99. Maxamed Iidle Geedi
100. Mohamed Abdi Yusuf
101. Mohamed Ahmed Kulan
102. Mohamed Ismail Shuriye
103. Mohamed Sh. Aden Hirale
104. Mohamud Hayir Ibrahim
105. Muse Ahmed Ismail
106. Muse Hassan Abdulle
107. Prof. Mohamed Abdi Mohamed
108. Sacdiya Careys Ciise
109. Saciid Abdulahi Mohamed
110. Sadiiq Abdikariim Maxamed
111. Sahra Jama Ali
112. Siyaad Maxauud Shire
113. Xuseen Khalif Jama
Sado Ali Warsame
Prof. Ali Khalif

DIR

114. Aamino Cumar Jaamac
115. Abdulaahi Hussein Ali
116. Abdulaahi Cisman Ducaale
117. Abdulahi Abyan Nuur
118. Abdulahi Cumar Abshir Cumar
119. Ahmed Dhimbil Roble
120. Axmed Aadan Axmed
121. Axmed Aadan C/raxman
122. Busharo Cabdi Diriye4
123. C/lahi Cisman Ducale
124. C/lle Xaaji Cali Axmed
125. C/naasir Gaarane Mohamed
126. C/qaadir Sh. Cali Ibrahim
127. C/qafaar Mohamed Oomar
128. C/raxman Maxamud Caateye
129. C/risaaq Daahir Maxamud
130. C/xakiim Ciise Guuled
131. Caashakoos Maxamuud Cumar
132. Cabdalle Boss Axmed
133. Cabdi Xaashi C/llahi
134. Cabdirahman Ahmed Suge
135. Cabdullahi Qayad Barre
136. Cadar Abdi warsame Isaaq
137. Cali Xasan Guyow
138. Cisman Cilmi Boqare
139. Dr Siciid Mohamed Ali
140. Dr. Ibrahim Suleyman Xaaji Nuur
141. Duniya Maxamed Cali
142. Faaduma Xasan Cali
143. Faduma Odowa Rageh
144. Faysal Cumar Guuleed
145. Gen Siciid Xasan Geedi
146. Ismaciil Xassan Jaamac
147. Jamaal Xasan Ismaaciil
148. Khadar Biixi Caalin
149. Khadra Ahmed Ibrahim
150. Mahad Cabdalle Cawad
151. Mahad Mohamed Ducaale
152. Maxamed Axmed Gurxan
153. Maxamed C/laahi Kaamil
154. Maxamed Cabdi Xayir
155. Maxamed Cali Xagaa
156. Maxamed Xasan Aadan
157. Prof Ahmed Ismail Samatar
158. Ridwan Hirsi Mohamed
159. Sahro C/qadir C/raxman
160. Saynab Maxamed Caamir
161. Xiis Hassan Aadan
162. Xiis Muuse Cawl Cali
163. Xuseen Arab Esse Xayd
164. Xuseen Cabdisalaan
165. Yusuf Dirir Abdi
166. Zakariye Xuseen Aare5

HAWIYE

167. A/qadir Cosoble Ali
168. A/raxman Ibrahim Ali
169. Abdirahman Kulmiye Hirsi
170. Abdisamad Maxamud Xasan
171. Abdulkadir Mohamed Aden
172. Abdullahi Jama Hussein
173. Amina Mohamed Abdi
174. Bashiir Addow Alassow
175. C/laahi Goodax Barre
176. C/laahi Maxamed Adan
177. C/qadir Sheekh Xanafi
178. Caasha Xaaji Cilmi
179. Cabdi Axmed Dhuxulow
180. Cabdisataar Sh. C/salaam Sh Xasan Barsame
181. Cali Nuur Xuseen Cali
182 Cali Yuusuf Cusman
183. Ciise Wehelie Maalin
184. Cismaan Maxamed Cabdi
185. Cumar Islow Maxamed Abukar
186. Cusman Xaaji Cali
187. Daahir Aamin Jeesow
188. Daahir Xasan Cabdi
189. Mahad Maxamed Salaad
190. Maxamed Abukar Islow
191. Maxamed C/laahi Xasan
192. Maxamed Hasan Ibrahim
193. Maxamed Maxamud Guure
194. Mohamed Ahmed Nur
195. Mustafa Sh. Cali Dhuxulow
196. Nadifo Maxamed Osman
197. Nuur Iidow Beyle
198. Qaali Axmed Diiriye
199. Sacdiyo Cumar Sheegow
200. Samira Xasan Cabdulle
201. Shuriye Mumin Afrax
202. Xasan Macalin Maxamed
203. Yuusuf Geele Ugaas