

XAFIISKA RA'IISAL WASAARAHA DOWLADDA SOOMAALIYA
OFFICE OF SOMALI PRIME MINISTER
In the Name of God, the Most Gracious, the Most Merciful
Moqdisho November 4, 2012
Golaha Wasiiradda Xukuummadda Isu-tagga Soomaaliyeed ee uu soo
magacaabay Ra'iisal Wasaare Mudane Cabdi Faarax Shirdon.
1. Marwo: Fowsiyo Yuusuf X. Aadan Ra’iisul Wasaare Ku Xigeen Ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda.
2. Mudane: Cabdulahi Abyan Nuur. Wasiirka Garsoorka Iyo Arrimaha Diinta.
3. Mudane :Cabdixakiin Maxamuud Xaaji Fiqi. Wasiirka Gaashaandhiga
4. Mudane :Cabdikariin Xuseen Guuleed. Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Amniga Qaranka.
5. Mudane: Cabdulahi Ciil Mooge Xirsi. Wsiirka Warfaafinta, Boostada Iyo Isgaarsiinta.
6. Mudane: Cabdirisaaq Cumar Maxamed. Wasiirka Wasaarada Kheyraadka Dalka.
7. Mudane: Muxyidiin Maxamed Kaalmooy . Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud.
8. Marwo: Maryan Qaasim . Wasiirka Wasaaradda Horumirinta Adeega Bulshada.
9. Mudane: Maxamuud Axmed Xasan. Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Iyo Warshadaha
10. Mudane: Maxamuud Xasan Suleymaan . Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Iyo Qorsheynta.
Mogadishu: On Thursday December 13, 2012 (Wararka Dowladda Soomaaliya): His Excellency Prime Minister Dr. Abdi Farah Shirdon "Said" has announced the 20 Assistant Ministers and five State Ministers which makes another big cabinet same as the previously known cabinets therefore; we wish all the best for Somalis and Somalia. No More Small Cabinet.
The Assistant Ministers
1. Inj. Maxamed Aadan Axmed, wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibddda
2. Jamaal Maxamed Barrow, wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibddda
3. Xasan Ibraahim Maxamed, wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka
4. Jaamac Axmed Maxamed, wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka
5. Maxamed Axmed Aadan, wasiir ku xigeenka wasaaradda maaliyadda iyo qorsheynta
6. Abuukar Xasan Cali, wasiir ku xigeenka wasaaradda maaliyadda iyo qorsheynta
7. Bashiir Maxmaed Jaamac, wasiir ku xigeenka wasaaradda horumarinta adeegga bulshada
8. Maxamuud Macallin Yaxye, wasiir ku xigeenka wasaaradda horumarinta adeegga bulshada
9. Fahmo Axmed Nuur, wasiir ku xigeenka wasaaradda cadaaladda, diinta iyo owqaafka
10. Xasan Maxamed Jimcaale, wasiir ku xigeenka wasaaradda cadaaladda, diinta iyo owqaafka
11. Nadiifo Maxamed Cismaan, wasiir ku xigeenka wasaaradda howlaha guud, gaadiidka iyo dib u dhiska
12. Cali Sheekh Maxamed Nuur, wasiir ku xigeenka wasaaradda howlaha guud, gaadiidka iyo dib u dhiska
13. Siciido Xasan Cismaan, wasiir ku xigeenka wasaaradda kheyraadka dalka
14. C/raxmaan Maxamed Geeddi, wasiir ku xigeenka wasaaradda kheyraadka dalka
15. Axmed Maxamed Maxamuud, wasiir ku xigeenka wasaaradda gaashaandhigga
16. C/raxmaan Kulmiye Xiris (C/raxmaan Dheere), wasiir ku xigeenka wasaaradda gaashaandhigga
17. C/qadir Shekh Ismaciil S. Warfa, wasiir ku xigeenka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha
18. Maxamed Cali Xagaa, wasiir ku xigeenka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha
19. C/shakuur Cali Mire, wasiirka ku xigeenka wasaaradda warfaafinta iyo isgaasriinta
20. Ibraahim Yaroow Isaaq, wasiirka ku xigeenka wasaaradda warfaafinta iyo isgaasriinta
State Ministers
1. Cabdi Faarax Sh. C/qaadir Maxamuud, wasiir u dowlaha xafiiska madaxweynaha Soomaaliya
2. Dr. Maxamed Nuur Gacan, wasiir u dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda
3. Mahdi Nur Cali, wasiir u dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda iyo amniga Qaranka
4. Maxamed Rashiid Sheekh Daahir, wasiir u dowlaha wasaaradda maaliyadda iyo qorsheynta
5. Maxamuud Ismaaciil Barqadle, wasiir u dowlaha wasaaradda horumarinta iyo adeegga bulshada
-END-
--Dhamaad--
XAFIISKA RA'IISAL DOWLADDA SOOMAALIYA
OFFICE OF THE SOMALI PRIME MINISTER
Mogadishu: Saturday October 6, 2012 His Excellency Abdiqaadir Farah Shirdoon (Saacid) is the Newly Appointed Somali Prime Minister for next 4 years.
Emails:-http://www.primeminister.somaligov.net/
prof.badal@somaligov.so
prof.badal@presidency.somaligov.so
prof.badal@primeminister@somaligov.so
http://www.somaligov.so/
Wednesday, July 20, 2011 His Excellency Prime Minister Dr. Abdiweli Mohamed Ali "Gaas" announced his new cabinet with elite Ministers who will be ruling until August 21st, 2012.
Dear Somalis, Global Citizens, Ladies and Gentlemen,
On behalf of the Somali People and the Federal Republic of Somalia, we hereby officially propose these following personalities to take up ministerial posts in regard to Somali Clan Formula 4.5, which the Federal Republic of Somalia has been based on since September 15, 2000 until Now.
Truly, the List of Ministers are concerned Somali Citizens who made contribution for education, health and peace in the Republic of Somalia since 1991 until now, and they are ready to lead Somalia to a good governance and everlasting peace in.
The International Community will fully support these Prominent Somali Technocrat Personalities to take up cabinet posts.
Welcome to the New Technocrat Government of the Federal Republic of Somalia
Darod Ministers
Honorable Dr. Abdiweli Ali Mohamed “Gas” MP. Somali Minister of Defense
Honorable Dr. Mohamed Abdi Gaandi Mp. Somali Minister of Energy & Mining
Honorable Sadiya Arey Isse MP. Somali Minister of Social Development, Integration & Family
Honorable Saido Ali Warsame MP. Somali Minister of Planing & International Cooperation
Honorable Amb. Dr. Badal W. Kariye ” Somali Minister of Higher Education, Science & National Heritage
Hawiye Ministers
Honorable Dr. Mohamed Ali Mohamud (Sacad) Somali Minister of Interior & National Security
Honorable Eng. Rukiya Mohamed Abdi (Murursade) Somali Minter of Information
General Mohamed Nur Galal (Cayr) Somali Minister of Trade
Honorable Drs. Asha Haji Elmi MP. Somali Minister of Foreign Affairs & International Cooperation
Honorable Omar Ugas Mumin (Hawadle) Somali Minister of Religious Affairs
Dir Ministers
Honorable Prof. Abdullahi Sheikh Ismail (MP. Biyomal) Somali Minister of Regional Developments
Honorable Dr. Ahmed Ismail Samatar MP. (Gedabursi) Somali Minister of fisheries and Marine Resources
Honorable Prof. Osman Kallun Somali Minister of Sports and Youth
Honorable Prof. Khadra Ahmed Ibrahim (Isaq) Somali Minister Special Programs
Honorable Zakariye Hussein Are (Isse) MP. Somali Minister of Printing, Production & Development
Digil Iyo Mirifle Ministers
Honorable Prof Salim Aliyow Ibrahim MP. Somali Minister of Fiance
Honorable Dr. Hussein Osman Hussein MP.. Somali Minister of Housing & Public Works
Honorable Drs. Mumino Sheikh Omar MP. Somali Minister Livestock & Rural Development
Honorable Fadumo Nur Mohamed MP. Somali Minister of Health
Habibo Mohamed Kheyre MP. Somali Minister of Tourism
The Fifth Community Ministers
Honorable Momahmed Abdi Keynan MP. Somali Minister of Transportation
Honorable Fahmo Ahmed Nur MP. Somali Minister of Presidency
Honorable Prof. Moamed Omar Dalha, Somali Minister of Justice & Constitutional Affairs
We promise to the Somali People that our forthcoming Cabinet of the Federal Democratic Republic of Somalia will revive our national prestige and rebuild Somalia as soon as we will try to the best of the interests for the Somali People nationally, regionally and globally.
Best Wishes,
Ambassador Dr. Badal W. Kariye
Director of OSGIT & Spokesperson of the Federal Republic of Somalia
Minneapolis, MN 55454 USA
http://www.opm.somaligov.net/
There are 18 elite ministers shared 4.5 Somali clan formula, and their names is as the following:-
The New Ministerial List:
1-Mudane Axmed Xasan Gaboobe (Ugaas Bille) Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Garsoorka, Arrimaha Diinta & Awqaafta
2- Mudane Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahim Waxaa loo magacaabay Ra’iisul-Wasaare ku-xigeen ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda
3-Mudane Xuseen Carab Ciise Waxaa loo magacaabay Ra’iisu-Wasaare Ku-Xigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga
4- Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif Waxaa loo magacaabay Ra’isul-Wasaare Ku-Xigeen ahna Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha.
5- Mudane Cabdisamad Macallin Maxamuud Sheekh Xasan Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Amniga Qaranka.
6- Mudane Dr. Cabdinaasir Maxamed Cabdulle Waxaa loo magacaabay Wasiirka Waasaaaradda Maaliyadda & Lacagta.
7- Marwo Caasho Cismaan Caqiil Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Haweenka & Arrimaha Qoyska,
8-Mudane Cabullaahi Xaaji Xasan Maxamed Nuur waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Beeraha & Xannaanada Xoolaha
9- Mudane Dr. Cabdicasiis Sheekh Yuusuf Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka
10-Mudane Cabdulqaadir Maxamed Axmed Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Boostada & Isgaarsiinta
11-Mudane Maxamed Muxiyadiin Sheekh Mursal Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Dhallinyarada & Isboortiga
12-Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Ibraahim Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga, Kheyraadka Badda & Bay’adda
13-Mudane Aadan Cabdullaahi Aadan Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Gaadiidk Circa, Dhulka, Badda & Dekadaha
14-Mudane Avv. Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dastuurka & Dib-u-heshiisiinta
15-Mudane Jaylaani Nuur Iikar Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Guriyeenta & Dib-u-dhiska
16- Mudane Cabdulqaadir Maxamed Dhicisow Waxaa loo magacaabay asiirka Wasaaradda Macdanta, Biyaha & Batroolka
17- Mudane Prof. Axmed Caydiid Ibraahim Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaaha & Tacliinta Sare.
18- Madane, Cabdullaahi Goodax Barre Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Qorsheenta & Iskaashiga Caalamiga
Thank you very much,
Friday, November 12, 2010 Ra'iisal Wasaare Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa soo magacaabay Golaha Wasiiradda Dowladda Soomaaliya.
Xubnaha cusub ee golaha wasiiradda waxay kala yihiin:
1. Maxamed Cabdullahi Oomaar, Raiisul wasaare ku xigeen, ahna Wasiirka arrimaha dibedda.
2. Cabdixakiim Maxamuud Xaaji Fiqi, Raiisul Wasaare ku xigeen, ahna Wasiirka arrimaha gaashaandhiga.
3. Cabdiweli Maxamed Cali, Raiisul Wasaare ku xigeen ahna Wasiirka Qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga.
4. Cabdullahi Abyan Nuur, Wasiirka garooska arrimaha diinta iyo awqaafta.
5. Cabdishakuu Shiikh Xasan Faarax, wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka.
6. Xuseen Cabdi Xalane, Wasiirka maaliyadda iyo Lacagta.
7. Maryama Qaasim Axmed, Wasiirka Haweenka iyo Arrimaha qoyska.
8. Yusuf Macalin Amiin Baadiyow, Wasiirka Beeraha iyo xanaanada xoolaha.
9. Dr Aadan Xaaji Ibraahim Daaud ,Wasiirka caafimaadka iyo daryeelka Bulshada.
10. Cabdikariim Xasan Jaamac, Wasiirka Warfaafinta iyo Boostada iyo Isgaarsiinta.
11. Cabdinuur Macalin Maxamuud, Wasiirka arrimaha bulshada, shaqada iyo horumarinta shaqaalaha.
12. Maxamed Macalin Xasan, Wasiirka Kaluumeysiga, Beyada iyo kheyraadka badda.
13. Axmed Cabdiraxmaan Abaade, Wasiirka dekedaha gaadiidka badda cirka iyo dhulka.
14. Maxamuud Maxamed Boonoow, Wasiirka Dastuurka Federalka iyo Dib u heshiisiinta.
15. Cabdirashiid Khaliif Xaashi, Wasiirka Howlaha guud iyo dib u dhiska.
16. Cabdirisaaq Shiikh Muxudiin, Wasiirka Macdanta, Biyaha, Tamarta iyo Shidaalka.
17. Cabdinuur Shiikh Maxamed, Wasiirka Waxbarashada, hidaha iyo tacliinta sare
18. Maxamuud Cabdi Ibraahim, Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha.
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed ayaa maanta soo magacaabay Wasiir ku xigeenno iyo Wasiiru-dowlayaal, kuwaasi oo ay tiradooda dhan tahay 18 Wasiir ku xigeen iyo 9 Wasiiru-Dowle.
Magacyada Wasiir ku Xigeennada iyo Magaca Wasaaradda loo magacaabay
1-Mudane Xaji Cali Sheikh Maxamed Nuur
Wasaaradda Garsoorka, Arrimaha Diinta, iyo Awqaafta
2-Mudane Cumar Shiikh Cali Idris
Wasaaradda Arrimaha Dibadda
3-Mudane Ibrahim Isaaq Yarow
Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka
4-Mudane Mukhtaar Shiikh Shuute Shiikh Cali Maye
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta
5-Mudane Daauud Cabdikariim Xaaji Cumar
Wasaaradda Gaashaandhiga
6-Mudane Cabdicasiis Lafta Gareen
Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga
7-Mudane Maxamed Cabdulle Faarax (Geeseey)
Wasaaradda Warfaafinta, Boostada, iyo Isgaarsiintan
8-Mudane Maxamed Cali Shire
Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha
9-Mudane Cabdirashid Maxamed Xidig
Wasaaradda Arrimaha Bulshada, Shaqada, Homumarinta Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Isboortiga
10-Mudane Cabdi Cali Maxamud (Riyaraac)
Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib-Udhiska
11-Mudane Xasan Yacquub Geescade
Wasaaradda Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha
12-Mudane Cabdullahi Abokor Jaamac (Gardowe)
Wasaaradda Kaluumaysiga, Bayada, iyo Khayraadka Badda
13-Mudane Cabdulqaadir Haji Maxamed Suldan Lugadheere
Wasaaradda Dakadaha, Gaadiidka Badda, Cirka iyo Dhulka
14-Mudane Siciid Maxamed Jimcaale
Wasaaradda Dastuurka, Federaalka iyo Dib-uheshiisiinta
15-Mudane Cabdiraxmaan Yusuf Faarax (Dujana)
Wasaaradda Macdanta, Biyaha, Tamarta iyo Shidaalka.
16-Mudane Faisal Cumar Guuleed
Wasaaradda Waxbarashadda, Hidaha iyo Tacliinta Sare
17-Marwo Faduma Xasan Cali
Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska
18-Mudane Cisman Libaax Ibraahim
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada
Wasiiru-Dowlayaasha Magacyadooda iyo Wasaaradaha loo magacaabay
1- Marwo Sahra Maxamed Cali Samatar Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Xafiiska Raisulwasaaraha.
2- Mudane Cabdulqaadir Macallin Nuur Maxamed Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Madaxtooyada.
3- Mudane Maxamed Cali Xaamud Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda
4- Mudane Maxamed Xasan Aadan Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Maaliyadda & Lacagta.
5-Mudane Maxmed Cabdi Abtidoon Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Gaashaandhigga.
6-Mudane Axmed Cali Yaqle waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka.
7- Mudane Maxamed Cali Xagaa Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Kalluumeysiga, Bey’adda & Kheyraadka Badda.
8- Mudane Cabdirashid Xaaji Deerow Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Dekadaha, Gaadiidka badda, circa & Dhulka.
9- Mudane Dr. Maxamuud Shiikh Xasan Akhi Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada.
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdirashid Cali Sharmaje oo magacaabay Xubnaha Xukuumaddiisa
Wasiirrada uu soo magacaabay Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo gaaraya 36 Wasaaradood ayaa waxay u badan yihiin wejiyo cusub, waxaana ku jira xubno yar oo ka tirsanaa Dowladdii TFG-da
Magacyada Wasiirradda iyo Wasaaraha loo magacaabay
Prof. C/raxmaan Xaaji Aadan Ibbi:
Ra’iisal Wasaare ku xigeen ahna Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda
Shariif Xasan Shiikh Aadan:
Ra’iisal Wasaare ku xigeen ahna Wasaaradda Maaliyadda
C/Waaxid Cilmi Goon-jeex:
Ra’iisal Wasaare ku xigeenka ahna Wasaaradda Tamarta iyo Shidaalka
Maxamed C/llaahi Oomaar:
Wasaaradda Arrimaha Dibadda
Prof. Maxamed Cabdi Gaandi:
Wasaaradda Gaashaandhigga
Shiikh C/qaadir Cali Cumar:
Wasaaradda Arrimaha Gudaha
Col. Cumar Xaashi Aadan:
Wasaaradda Amniga Qaranka
C/raxmaan C/shakuur Warsame:
Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah
Madoobe Nuunow Maxamed:
Wasaaradda Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka
Shiikh Cali Aadan:
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta
Fowsiyo Maxamed Shiikh:
Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska
Dr. Maxamuud Cabdi Ibraahim:
Wasaaradda Gargaarka iyo Aadamiga
Farxaan Cali Maxamuud:
Wasaaradda Warfaafinta
Maxamed Cali Xagaa:
Wasaaradda Cilmi-baarista iyo Tiknoolojiyada
Qamar Aadan Cali:
Wasaaradda Caafimaadka
Maxamed Cabdi Xayir Maareeye:
Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha
C/llaahi Axmed Cabdulle Azhari:
Wasaaradda Jaaliyadda Dibadda
Axmed C/llaahi Waayeel:
Wasaaradda Warshadaha iyo Barbaarinta
Maxamed Cabdi Yuusuf:
Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta
Khadiijo Maxamed Diiriye:
Wasaaradda Horumarinta Reer Miyiga
Saleebaan Colaad Rooble:
Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga
Abuukar Cabdi Cusmaan:
Wasaaradda Xanaanada Xoolaha
C/raxmaan Maxamed Faarax Jinaqow:
Wasaaradda Cadaaladda iyo Garsoorka
Xasan Maxamed Nuur Shaargaduud:
Wasaaradda Beeraha
Maxamed Ibraahim Xaabsade:
Wasaaradaha Dekedaha iyo Gaadiidka Badda
Maxamed Mursal:
Wasaaradda Hantida Qaranka iyo Qalabeynta
Prof. Ibraahim Xasan Caddow:
Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta Sare
Cabdalla Boos Axmed:
Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha
Xuseen Ceelaabe Faahiye:
Wasaaradda Dib-u-dhiska
Maxamed Xuseen Saciid:
Wasaaradda Dalxiiska iyo Duur-joogta
C/risaaq Cusmaan :
Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta
C/rashiid Cirro:
Wasaaradda Ganacsiga
C/raxmaan Jaamac:
Wasaaradda Warshadaha
Cali Jaamac Jengeli:
Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka
Burci Xamza:
Wasaaradda Deegaanka iyo Ilaalinta Bii’ada
Waxaa harsan oo marka ay Dowladda Xamar u guurta la magacaabi doonaa Wasiir ku xigeenno aan iyana tiro-yareyn, kuwaasi oo ka mid noqon doona Dowladda Midnimada Qaran ee Soomaaliya, iyadoo ay xusid mudan tahay in ay iyana jiri karaan Wasiiru-Dowlayaal.